Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay shirka sanadlaha ah ee Bangiga horumarinta Islaamka
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay gaba-gabada fadhiga loo dhanyahay ee shirka ...
















