Khawaarijta oo looga daba tegay gododkii ay ku dhuumaleysanayeen+Sawirro
Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa Kooxda Khawaarijta Al-shabaab kala wareegay deegaanno dhowr ah ...
Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa deegaanka iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa Kooxda Khawaarijta Al-shabaab kala wareegay deegaanno dhowr ah ...
Midowga yurub ayaa ansixiyay tiro cunaqabateyn ah oo cusub oo la saarayo Ruushka,kadib hal sano oo dowladdaasi ay dagaal ka ...
Xoghayaha guud ee Golaha Shcabka Baarlamaanka JFS Mudane Cabdiraxmaan Muxumed Cabdulle (Jaabiri) ayaa loo doortay xubin ka mid ah Guddiga ...
Gudoomiyaha degmada Hobyo Cismaan Axmed Cabdulle iyo ku xigeenkiisa Muqtaar Cabdulaahi Maxamed ayaa gaaray deegaanka Xinbarwaaqo iyagoo dhagax dhigay xarumaha ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose ee Hirshabeelle, Cabdi Daahir Guurre iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maantay gaaray Degmada Buulo-burde ee ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay lagu ...
Guddoomiyaha hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin Cabdulle ayaa maanta magaala Muqdisho kula kulmay Agaasimaha hay’adda FCDO (Foreign Commonwealth and ...
Ku dhawaad 30 Katirsan maleeshiyaadka kooxda khawaarijta ah ayaa maanta lagu dilay howlgal ay ciidamada xoogga Dalka, kuwa Daraawiishta Galmudug ...
Qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS ayaa ka qeyb-galay. Aqoon-iswaydaarsi, kaasoo ay soo qaban-qaabisay, Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha ...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Axmed Xassan Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay mas’uuliyiinta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho