Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Kalluumaysiga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Banka Adduunka

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Kalluumaysiga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Banka Adduunka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Axmed Xassan Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay  mas’uuliyiinta kala ah Julien Million iyo Miguel Angel Jorge oo ah wafti ka soda Bangiga adduunka kuwaas oo maalmihii lasoo dhaafay u joogay Muqdisho in ay Wassaaradda kala hadlaan mashaariicda uu Bangiga Adduunku maalgelin doono ee la xiiira kallumeysiga dalka.

Waftinga ka socda Bangiga Adduunka ayaa wasiirka la wadaagay warbixin ku saabsan mashaariicda horumarineed gaar haan kawa la xiriira Kalluumeysiga ee Bangiga Adduunku uu qorsheynayo in ay ka fuliyaan dalka.

Wafting ayaa si gaar ah faahfaahin uga siiyey wasiirka qorsheyaasha sacda ee la xiriira mashariicda Kalluumeyiga iyo dhaqaalah Buluugga ah lagu horumarinayo ee Bangiga Adduunka iyo wasaaradda ay ka wadashaqeynayaan kuwaas oo la doonayo in lagu horumariyo Kalluumeysiga gudaha si loo agar isku filnaasho dhaqaale oo waara.

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan ayaa waftigan uga mahadceliyey imaatinkooda iyo warbixinta ay la wadaageen, waxaana u ballan qaaday in ay wasaaraddu si hufan ugala shaqeyn doono hirgalinta mashaariicda ay qorsheynayaan in ay ka fuliyaan dalka gaar ahan kuwa la xiriira horumarinta Kalluumeysiga.

Wasiirka ayaa u sheegay in uu doonayo in uu mustaqbal wanaagsan u horseedo wasaaradda iyo dhammaan bulshada Soomaaliyeed ee ku foogan Kalluumeysiga iyo ka faa’iideysiga Dhaqaalaha Buluugga ah sidaa darteed ay muhiim tahay Bankiga Adduunku uu munaan siiyo qorsheyaasha wax ku oolka ee khuseeya Kalluumeysiga.

Kulankan waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Maxamuud Shikh Cabdullahi iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda Mudane Cali Ifiye Cali.
Previous Post

Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo yeeshay kulankoodii 17aad

Next Post

Xildhibaanno ka qeyb-galay Aqoon-iswaydaarsi ku saabsan Baxnaano

Next Post
Xildhibaanno ka qeyb-galay Aqoon-iswaydaarsi ku saabsan Baxnaano

Xildhibaanno ka qeyb-galay Aqoon-iswaydaarsi ku saabsan Baxnaano

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In