Rugaha Caafimaadka ee guurguura oo lagu wareejiyay qaar ka mid ah Maamul Goboleedyada
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa maanta Xarumaha Caafimaadka ee guurguura oo ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa maanta Xarumaha Caafimaadka ee guurguura oo ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Guure iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Mudane Cabdicasiis Cusmaan ...
Over 1,500 Somali citizens mostly students were impacted by the ongoing conflict between warring parts in Sudan according to officials ...
Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jaamac Xasan Khaliif, ayaa tababbar muddo labo bilood ah soconaayey u soo ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta dalka ku soo celisay 123 Muwaadin oo ku xanibnaa dalka Sudan kuwaas oo u badan ...
Dagaalada ka socda gudaha Dalka Sudaan ayaa galay todobaadkii saddexaad, iyadoo dhinacyada isku haya dalkaasi ay weli wadaan dagaallo xoogan ...
Safiir kuxigeenka safaaradda Soomaliya ee dalka Sudan Amb Axmed Cabdi Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in muwaadiniin ...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji oo uu wehelinayo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Cismaan Maxamed Cabdi ...
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka ee Danab iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa howlgallo lagu baacsanayo haraadiga khawaarijta ka sameeyey ...
Boqolaal dhallinyaro ah ayaa isugu soo baxay qaar kamid waddooyinka Muqdisho, kuwaas oo socod ku yimid Taalada Daljirka Dahsoon ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho