Wasiirka shaqaalaha oo ugu hambalyeeyay Shaqalaaha Soomaaliyeed maalinta shaqaqaalaha adduunka
Maanta oo ah 1-da May, 2023, waa maalinta munaasabadda Shaqaalaha Adduunka, waxaan hambalyo iyo boggaadin u dirayaa dhammaan Shaqaalaha Soomaaliyeed ...
Maanta oo ah 1-da May, 2023, waa maalinta munaasabadda Shaqaalaha Adduunka, waxaan hambalyo iyo boggaadin u dirayaa dhammaan Shaqaalaha Soomaaliyeed ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale),ayaa Mabnuucay isticmaalka iyo ka ganacsiga Shiishada, Taabuuga, Qamriga, ...
Xoghayaha joogtada Wasaaradda arrimaha dibadda oo magaalada Juba ee dalka koofurta Sudan kula kulmay 102 oo laga soo samata-bixiyay dagaalka ...
Ciidamada sirdoonka Turkiga ayaa dilay hogaamiyaha kooxda ISIL Abu al-Hussein al-Hussein al-Qurashi, sida uu ka dhawaajiyay madaxweynaha Turkiye Recep Tayyip ...
Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Soomaaliya Dr. Aadan Ibraahim Aw Xirsi iyo wefti khubaro ah oo uu hoggaaminayo ...
Shucuuubta dalalka dunida ee ku mideysan hey’adda Qaramada Midoobay ayaa maantta u dabbaaldegaya munaasabadda 1-da May oo ku beegan xuska sanadguurada 104-aad ...
Ergayga Gaarka ah Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa maanta Xarumaha Caafimaadka ee guurguura oo ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Guure iyo Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Mudane Cabdicasiis Cusmaan ...
Over 1,500 Somali citizens mostly students were impacted by the ongoing conflict between warring parts in Sudan according to officials ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho