Ciidan ka tirsan Daraawiishta Booliska oo tababar loogu soo xiray Dalka Jabuuti “SAWIRRO”
Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliska Soomalaiyeed Sareeye guuto. Cusmaan Cabdulahi Maxamed (Kaniif) ayaa Dalka Jabuuti tababar ugu soo xiray Dufcaddii 18-aad ...
















