Ra’iisul Wasaare Xamse oo Mareykanka uga mahadceliyay taageerada ay siiso dowladdeenna “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa uga mahadceliyay Dowladda Mareykanka taageerada ay siiso Dowladda iyo ...
















