Suudaan:Daadgureynta dadka ajanabiga ah oo ka socota Khartuum
Waddamada shisheeye ayaa ku howlan sidii ay muwaadiniintooda uga soo saari lahaayeen Dalka Suudaan oo todobaadkii labaad ay ku dagaalamayaan ...
Waddamada shisheeye ayaa ku howlan sidii ay muwaadiniintooda uga soo saari lahaayeen Dalka Suudaan oo todobaadkii labaad ay ku dagaalamayaan ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa howlgal loogu magacdaray la dagaalanka Maandooriyaha iyo ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha dibedda iyo horumarinta Iskaashiga ee Jamhuuriyadda Burundi ...
Bulshada ku nool degaanka Galmadoobe ee dhaca duleedka degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiraan, ayaa ku dhawaaqday inay u diyaar garoobeen ...
Xarunta dhexe ee Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA, waxaa maanta ka qabsoomay kulan deg-deg ah oo ay yesheen Guddiga ...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Geesiyaasha dadka deegaanka,ayaa howlgal qorshaysan ka sameeyeen deegaanka Ceel-Qansax oo hoos tagta degmada Galcad ee gobolka ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi udiray qoysaska iyo ehellada shuhadadii ...
Ciidanka booliska degmada Waaberi ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay eedeysane lagu magacaabo Cabdi Maxamed Khaliif (Cabdi Haash ...
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Beerta Nabadda ku la Ciiday Caruurta Boliiska maalintii 2-aad ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho