Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la qaatay Ergeyga Madaxweynaha ee Arrimaha Somaliland “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Madaxweynaha ...
















