Wasiirka Caafimaadka XFS oo qaabilay wafdi ka socday Hay’adda UNFPA “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xafiiska ku qaabilay Wafdi ka socday ...
Wasiirka Wasaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa xafiiska ku qaabilay Wafdi ka socday ...
Hay’adda SoDMA oo ka jawaabeyso cabasho iyo qeylo dhaan ka soo yeertay xaaladda carruurta agoonta Booliska ee ku xareysan xarunta ...
Guddoomiyah Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula ...
Wasiiru-dowlaha Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga oo ay ka qeyb ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta ciid siiyay 314-qof oo ka koobnaa ...
Ururka 4-aad, Guutada 16-aad ee kumaandooska Danab iyo ciidamada dib uxoreeynta degaanada ayaa maanta howlgallo lagu baacsanayo haraadiga maleeshiyaadka Khawaarijta ...
Iyadoo dagaalka ka socda dalka Suudaan ee u dhaxeeya Milatariga iyo xooggaga taageerada deg-dega ah uu galay maalintii afaraad, ayaa ...
Dagaal qaraar oo galay maalintii afaraad ayaa waxa uu ka soconayaa gudaha magaalada Khartuum ee caasiamadda dalka Suudaan, kaas oo ...
Safiirka Midowga Yurub u fadhiya dalka Suudaan, Aidan O’Hara, ayaa lagu weeraray gurigiisa oo ku yaalla Caasimadda dalkaasi ee Khartuum, ...
Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo ay wehliyaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho