Xuska Maalinta dhir beerista Qaranka Dalkeenna oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
Mas'uuliyiinta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si weyn u maamuusay maalinta dhirbeerista Qaranka Soomaaliyeed ...
















