Madaxweyne Xasan Sheekh oo ciidanka xoogga dalka ugu hambalyeeyey sannad guurada 63-aad ee aas-aaskooda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya , Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo ku aaddan 12-ka April u diray Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed. ...
















