Taliyaha ciidamada xoogga dalka oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo ay weheliyaan saraakiil ciidan ayaa la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee ...
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo ay weheliyaan saraakiil ciidan ayaa la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur in uu noqdo La-Taliyaha Sare ...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta daahfuray Kacdoonka Haweenka Muqdisho, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Haweenka ...
Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda mudane Maxamed ...
Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga 6-aad ee Golaha deegaanka Degmada Gaalkacyo, ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xariga ka jaray Waddada Laacdheere -ย Rabaable ee Gobolka Nugaal ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda, ayaa maanta Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay xilka kula kala ...
Gaasimaha Guud ee Wasaaradda dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxiim Warsame Diiriye oo uu weheliyo Agaasimaha waaxda ciyaaraha ...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Hon. Jabriil Cabdirashiid Xaaji oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud Mudane maxamed Saney Dalmar ...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamze Cabdi Barre, ayaa maanta kormeer ku tagay Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho