Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray xerada Hiil-weyne oo lagu diraaiyay ciidamo ka tirsan Xoogga dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta kormeer ku tagay xerada Hiil-weyne oo ku ...
















