Shirka Hormarinta Ganacsiga Beerah Oo Laga Furay Maanta Muqdisho
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Mudane Asad Cabdirisaaq Maxamed,ayaa maanta daah-furey Shirka Madasha 1aad Ee Qaran Ee Hormarinta Ganacsiga ...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Mudane Asad Cabdirisaaq Maxamed,ayaa maanta daah-furey Shirka Madasha 1aad Ee Qaran Ee Hormarinta Ganacsiga ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo ...
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Abdirahman Yuusuf Al-cadaala ayaa Warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay in horjooge iyo Maleeshiyadiisa ...
Howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen NISA iyo ciidanka gaarka Booliiska ee Haramcad ayaa lagu bur-buriyay xarummo qarsoodi ah oo ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay kulan ay isugu yimaadeen Madaxda ...
Madaxda Qaranka ayaa si isku mid ah u amray in la xoojiyo isla xisaabtanka Shaqada iyo Shaqaalaha Dowladda, si loo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyay Magaalada ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir Mudane Ciise Guure ayaa ka qeyb galay shir sannadle ah oo ay ...
LWasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa maanta shir guddoomiyay Shirka ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Federaalka,ayaa soo xiray Tababar ku saabsan Maareynta Waqtiga iyo u ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho