Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Gobolka Benaadir oo ka hadlay ahmiyadda ay leedahay in uu kordho daqliga gudaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Maamulka Gobolka Benaadir oo ka hadlay ahmiyadda ay leedahay in uu kordho daqliga gudaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir Mudane Ciise Guure ayaa ka qeyb galay shir sannadle ah oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Maaliyadda oo lagu lafa-guraayey arrimaha mudnaanta u leh dhaqaalaha iyo Maaliyadda Soomaaliyeed 2023.

Guddoomiyaha ayaa madasha ka caddeeyey qorshayaasha hor-tabinta leh oo uu ka mid yahay hirgalinta nidaamka PFM kaas oo Gobolka Benaadir u horseedayo daah-furnaan maaliyadeed.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Madasha oo ay fadhiyeen hogaanka sare ee Wasaaradda Maaliyadda, xubno ka tirsan labada gole ee Baarlamaanka Federaalka iyo aqoonyahanno Soomaaliyeed waxa aan la wadaagay in Gobolka Benaadir uu shaacin doono maalmaha soo socda miisaaniyadda sannadka 2023 oo gaareysa 46 million.

Sidoo kale waxa uu faahfaahin ka bixiyey ahmiyadda ay u leedahay Gobolka Benaadir in kor loo qaado dhakhliga soo gala sababta oo ah dhakhli laa’aani waa adeeg la’aan.

Ugu danbeyntii waxa uu tilmaamay in ay muhiim u tahay Gobolka in uu wadashaqeyn dhow la yeesho Wasaaradda Maaliyadda, Bandhiga Dhexe iyo Guddiga Dhaqaalaha Qaranka si kor loogu qaado xirfadda shaqaalaha Gobolka, gaar ahaan xafiiska Maaliyadda.

Previous Post

Wasaaradda Qorsheynta ka shirtay dardargelinta qorshaha hortebinta u leh Wasaaradda

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo si diiran loogu soo dhoweeyay Muqdisho

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo si diiran loogu soo dhoweeyay Muqdisho

Madaxweynaha Jubbaland oo si diiran loogu soo dhoweeyay Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In