Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Tamarta “SAWIRRO”
Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ...
















