Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo daah-furay Tartanka Kubadda Koleyga Bisha Ramadaan ee Degmada Shibis.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda ...
















