Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Xildhibaan Maxamuud Maxamed Seysey
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo qaraabada uu ka baxay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska iyo qaraabada uu ka baxay ...
The Federal Government of Somalia on Saturday held consultative meeting which aimed at expanding Public Radio Stations in Kismayo, the ...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka SoDMA Mudane Mahamoud Moallim Abdulle iyo Wafdi oo uu Hoggaaminayo oo ay ku jiraan Mas'uuliyiin ...
Shirka wadatashiga ballaarinta Idaacadaha Dowlad Federaalka, Dowlad gobolleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa maanta ka furmay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ...
Taliyaha Ciidamada Boliiska Soomaaliyeed sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa kormeer shaqo ku tegey hoggaanka Gaadiidka Boliiska iyo Qeybta nabadgelyada ...
Wasiiru-Dowladaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda xukuumadda federaalka Soomaaliya xildhibaan Maxamed Cabdiqaadir Dhucle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Livingstone ...
Wasiirka wasaaradda dhallinyarada iyo cayaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xildhibaan Maxamed Barre Maxamuud ayaa hambalyo u diray Cali Iidow Xasan ...
Guddoomiyaha golaha shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka hadlay ahmiyadda ay waxbasrahada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay Khubad ka jeediyay magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac ( Xuruuse) ayaa ee dalka Mauritania kaga qayb galay shirka 49-aad ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho