Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo diyaarisay qorshe lagu xakameynayo cudurka Qaaxada “SAWIRRO”
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda gaar ahaan qaybta mashruuca xakamaynta cudurka Qaaxada ayaa maanta qabatay xuska Maalinta Qaaxada Adduunka, oo ...
















