Shirka Golaha Wasiirradda XFS oo lagu Ansixiyey Sharciga nidaaminta Gaadiidka Mooto Bajaajta
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ...
Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ...
Dowladda Soomaaliyeed ayaa ku dhawaaqday in si guud loo Cuuryaamiyay hanaankii Maaliyadeed ee Khawaarijta, waxaana kala bar la dhimay dhaqaalihii ...
Guddomiyaha Degmada waajid Ahna Duqa Magalada Mudane Maxamed Macallim Yuusuf ayaa Guddomiyey Shirka todobaadlaha Amniga oo Ka qabsoomay Xaruunta Maamulka ...
Ciidamada Booliiska ee gobolka Banaadir ayaa maanta gacanta kusoo dhigay nin shalay dil arxan darro ahaa ka geystay masjid ku ...
Ugu yaraan 28 ruux ayaa ku dhintay,230 kalena waa laga soo badbaadiyay kadib markii markabka rakaab siday u ku gubtay ...
Horjoogihii Khawaarijta Alshabaab ee Tuulada Maaya Faarax ee Dagmada Qoryooley oo isku soo dhiibay ciidamada dowladda. Horjooge sare Cabdi Xasan ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii saddex iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa maanta kormeeray xarunta Shaybaarka Qaranka. Madaxa ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay madaxa xafiiska NRC ...
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in lasoo in ay heleen kiisas la xariira lacag dhaqidda iyo maalgelinta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho