Xafiiska xeer ilaalinta Qaranka oo helay kiisas la xiriira maalgelinta Argagixisada
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in lasoo in ay heleen kiisas la xariira lacag dhaqidda iyo maalgelinta ...
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa sheegay in lasoo in ay heleen kiisas la xariira lacag dhaqidda iyo maalgelinta ...
Guddoomiyaha Guddiga madaxa-banaan ee dib u eegista iyo Hirgelinta Dastuurka mudane Burhaan Aadan Cumar ayaa maanta xilka kala wareegay Ku-simihii ...
Ciidanka kumaan dooska Danab iyo ciidanka Gorgor ee Xooga Dalka Soomaaliyeed oo isgarabsanaya ayaa lawareegay deegaanka Ceel Cali Heelle ee ...
Nin ka tirsanaa kooxda Khawaarijta arxanka daran ayaa isku soo dhiibay qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed, ninkan ayaa lagu ...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa kormeeray qeybta faraha ee hoggaanka baarista dembiyada ee C I ...
Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa afar Diyaarad oo mucaawino kala duwan ah u dirtay Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo, halkaas ...
1- The President of the Federal Republic of Somalia, His Excellency Hassan Sheikh Mohamud, made a historic visit to the ...
Warbixinta Toddobaadlaha ee waxqabadka Dowladda Federaalka Soomaaliya 1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo socdaal taariikhi ...
Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa 27-kii bishan ka mid noqday waddamada ay Bangiyadooda qaateen habka lambarka koontooyinka Bankiyada Caalamaiga ah ...
Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa sheegtay, maanta oo Arbaca ah, in Ciidamada Istaraatiijiyadda Gantaalka ee Ruushku ay bilaabeen dhoolatusyo qorshaysan oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho