Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu
1-The President of the Federal Republic of Somalia, Dr. Hassan Sheikh Mohamud said that the country's resources such as oil ...
1-The President of the Federal Republic of Somalia, Dr. Hassan Sheikh Mohamud said that the country's resources such as oil ...
1-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in kheyraadka uu dalka leeyahay sida shidaalka iyo kalluunka looga ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakaysan ee Ramadaan, isagoo u ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta Xarunta Dhexe ee Hay’adda kula kulmay Taliyaha Hoggaanka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa u hambalyeeyey Xulka deegaanka Gubadleey oo ku guuleystay Koobka Degmooyinka ...
Lataliyaha Amniga Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xuseen Macalin ayaa soo xiray shirka sannadlaha ah ee maareynta hubka iyo rasaasta oo ...
Tartanka degmooyinka iyo deegaanada Gobolka Banaadir iyo Degmada Balcad oo muddo bila ka socday garoomada kubadda cagta ee magaaladda Muqdisho. ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa tababar u soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka ...
Ururka 5-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska XDS ee Danab oo kaashanaya ciidanka Nabad sugidda Jubbaland ayaa shan ka tirsanaa khawaarijta ...
Qaramada Midoobay ayaa maanta xustay munaasabadda 22-ka Maarso oo ah mid loo asteeysy Maalinta Biyaha Adduunka, iyadoo ujeedadu tahay in ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho