Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay guddoonka iyo guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Guddoonka iyo Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka ...






