Wasiirka Beeraha Soomaaliya Oo Gaaray Baydhabo “SAWIRRO”
Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane. Ahmed Mathoobe Nuunow (Ahmed Baashi) Oo ku wehliyo Wasiir ...
Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane. Ahmed Mathoobe Nuunow (Ahmed Baashi) Oo ku wehliyo Wasiir ...
Guddoomiyaha Hay'adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane. Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa safar shaqo maanta ku tagay magaalada Dhuusamareeb. Garoonka diyaaradaha magaalada ...
Shirka Madasha Aragti Wadaagga ee Machadka Daraasaadka Siyaasadda ee Heritage, ayaa maanta ka furmay magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti ...
Dowladda Norway oo Dowladda Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan $30 Milyan oo doollar oo loogu tala galay horumarineed Mashaariicda. Munaasabad ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Horumarinta Caalamiga ah ee dowladda Norway ...
Masuuliyiin ka tirsan Galmudug ayaa garoonka diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo kusoo dhaweeyay ciidamo ka qeyb qaadayana Xoraynta Degmada Xarardheere ee Gobolka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha la doortay ee degmada Cabudwaaq iyo ku ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee ...
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo kulan is-xogwaraysi iyo kala ...
Guddoomiyaha Hay'adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Mudane. Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa ka qaybgalay xaflad dib loogu soo wareejinayay xaruunta howlgallada gurmadka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho