Daawo sawrirada deegaanka dalxiiska ku wacan ee Budbud oo si buuxda ay Ciidamada XDS ula wareegeen
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkigu soo gudbineynaa sawirrada degaanka dalxiiska ku wacan ee Budbud oo maanta laga xoreeyey Khawaarijta. ...
















