Ciidanka Kumaandooska Danab oo dilay horjoogayaal iyo Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta
Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka Danab iyo Nabad sugidda Jubbaland ayaa burburiyey xarumo ay ku dhuumaaleysanayeen Khawaarijtu. Howlgal qorsheysan ayay ciidanku ...















