Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo tababbar diblomaasiyadeed u soo xiray 106 howlwadeen “SAWIRRO”
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa maanta tababbar diblomaasiyadeed oo ku saaban hordhaca diblomaasiyadda ...
















