Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan mahadcelin ah u sameeyay Guddoonka Golaha Shacabka iyo Guddiga Joogtada ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa hoygiisa kulan mahadcelin ah ugu sameeyay Guddoonka Golaha Shacabka ...
















