Guddoomiyaha SoDMA oo kulan la qaatay wafdi ka socda OIC
Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaran SoDMA, ayaa maanta Wafdi ballaaran oo ka socda ururka iskaaashiga islaamka OIC Regional Mission in Somalia ...
Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Qaran SoDMA, ayaa maanta Wafdi ballaaran oo ka socda ururka iskaaashiga islaamka OIC Regional Mission in Somalia ...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax Beenebeene,ayaa hadda daah furay ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta daah furay Imtixaanka shaqaaleysiinta Saddex kun oo Macallin oo ...
Ugu yaraan 59 qof oo ay ku jiraan 12 caruur ah ayaa dhintay kadib markii dooni ay la socdeen tahriibayaal ...
Ciidamada Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee Duufaan iyo Ciidamada Booliiska ayaa xalay holwgallo qorsheysan ka fuliyay xaafadaha degmada ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay ...
Munaasabad kooban oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyada ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada iyo Wasiirada Arimaha Gudaha, ...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryam Maxamad Xuseen ayaa kulan layeelatay Wafdi ka socday Ururka Islaamka, kuwaas oo maalmihii la soo ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo howlo shaqo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyey kulanka isuduwayaasha mashaariicda kala duwan ee dalka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho