Mareykanka oo 26 milyan oo doolar ugu deeqay qaxootiga Rohingya
Mareykanka ayaa maanta ku dhawaaqay inuu bixinaya 26 milyan oo doolar oo gargaar bini'aadannimo ah oo loogu talagalay qaxootiga Rohingya ...
Mareykanka ayaa maanta ku dhawaaqay inuu bixinaya 26 milyan oo doolar oo gargaar bini'aadannimo ah oo loogu talagalay qaxootiga Rohingya ...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa heshay Shahaadada ISO 9001:2015, taas oo ka dhigeysa hay’addii ugu horreysay ee dowladda oo hesha shahaadada ...
Marwada Madaxweynaha JFS Maamo Qamar Cali Cumar, ayaa Haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay munaasabadda 8-da Maarso oo dunida oo dhan looga ...
Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg, ayaa soo dhaweeyay dib u bilaabashada wada xaajood la yeeshay Turkiga oo ku saabsansidii ...
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee JFS Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta la shiray Guddoomiyeyaasha iyo Garsooreyaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo Gobolka ...
Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo uu wehliyo Gudoomiyaha Hay'adda Maareynta ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guure ayaa guddoomiyay kulankii ugu horeeyey ee ay yeeshaan guddiga ...
Ra’iisul Wasaare ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama ayaa guddoomiyey shirka Guddi Hoosaadka Golaha Wasiiradda ee Tiirka Soomaali ...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Elmi Mahamoud Nur ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay shirka Qaramada midoobay ee Wadamada soo koraya ...
Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa gargaar raashin ah ka qeybisay degaanada Ceelbaraf iyo Miirtaqwa ee Gobalka Shabeellada Dhexe ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho