Guddoomiye Ku-xigeenka Maaliyadda Gobolka Banaadir oo guddoomiyey kulan ku saabsan Maareynta Arrimaha Dhulka “SAWIRRO”
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Maxamuud Guurre ayaa guddoomiyey kulan labo geesood ah oo dhex maray ...
















