Thursday, August 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanada Haweenka Golaha Shacabka oo doorday Guddoomiye iyo ku-xigeeno

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanada Haweenka Golaha Shacabka oo doorday Guddoomiye iyo ku-xigeeno
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Marwo Sadiya Yaasin Xaaji Samatar ayaa si rasmi ah u furtay Doorashada Kutladda Haweenka Golaha Shacabka, oo goordhow soo gaba gabowday.

Guddoomiyaha oo ay ku tartameen seddex Murashax oo ka tirsan xubnaha Golaha Shacabka:

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026

(1) Xil. Sahuur Xaaji Culusow;
(3) Xil. Faiza Mohamed Jeyte; iyo
(2) Xil. Nura Cayni Khalif Sheekh Abuu.

Xil. Sahuur Xaaji Culusow ayaa loo doortay Guddoomiyaha Guudiga Haweenka Golaha Shacabka BJFS

Sidookale waxaa qabsoontay Doorashada Guddoomiye Ku-xigeenka Haweenka Golaha Shacabka BJFS oo ay ku tartamayaan laba Murashax oo ka tirsan xubnaha Golaha Shacabka:

(1) Xil. Fadumo Farah Adan;
(3) Xil. Khadra Ahmed Mohamed.

Waxaana ku guuleesatay Xil.khadra Ahmed Maxamed oo loo doortay Guddoomiyaha ku-xigeenka Guudiga Haweenka Golaha Shacabka BJFS.

Xil. Ifrah Mohamed Awad ayaa silamida loo doortay Xoghayaha, halka Khasnajiga Guudiga Haweenka Golaha Shacabka BJFS loo doortay Xil. Dahabo Suusow Mohamud.

Previous Post

Diyaaradda Fly Dubai oo Muqdisho ka bilowday duulimaadyo toos ah

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gudoomiyay kulanka gudiga joogtada ah

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gudoomiyay kulanka gudiga joogtada ah

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gudoomiyay kulanka gudiga joogtada ah

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

August 13, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In