Ra’iisulwasaaraha XFS oo u mahad celiyay intii kasoo shaqaysay Hindise sharciyeedyadii ay meel mariyeen labada gole
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Guddoonka Baarlamaanka iyo Xildhibaannada meel marinta ...
















