Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Dhallinyarada XFS oo ka jawaabay baaqa Iglan, amrayna inay ka howlgasho Wasaaradda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Dhallinyarada XFS oo ka jawaabay baaqa Iglan, amrayna inay ka howlgasho Wasaaradda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud oo dalka dibaddiisa safar shaqo ugu maqan ayaa ka jawaabay  baaqa Iglan Cabdullaahi Maxamed oo ah gabar Soomaaliyeed oo shaqo doona ah oo sheekadeeda iyo midda qowskeeda dareen taabadka lahayd lagu faafiyay baraha Bulshada ayaa isla maanta amray Waaxda shaqada iyo shaqaalaha ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo cayaaraha in la hawlgeliyo gabadhaas Soomaaliyeed oo lagu qoro boos darajada labaad (B)  ee shaqaalaha Kumeel gaarka ah ee gunnada qaata.

Wasiir Maxamed Barre Maxamuud ayaa sheegay inuu xil ka saaranyahay guud ahaan dhallinyarada Soomaaliyeed, isagoo caddeeyay in awoodda Wasaaradda ee wax ka qabashada shaqo la’aanta dhallinyaradu ay koobantahay laakiin kiiska Iglan oo dad badan dareenkooda dhaqaajiyay isla markaana mas’uul ka ah walaalaheed ka yar yar ay xil gooni ah iska saarayaan.

Related posts

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026

Iglan Cabdullaahi Maxamed iyo qowskeed ayaa ka mid ah dhibanayaasha  weeraradii argagixiso ee dalka ka dhacay, iyadoo ku wayday Waalid iyo walaal.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay Wasiirka Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga Suudaan

Next Post

Hey’adda IMF oo shaacisay guul-weyn oo DF Soomaaliya ay ka gaartay deyn cafinta

Next Post
Hey’adda IMF oo shaacisay guul-weyn oo DF Soomaaliya ay ka gaartay deyn cafinta

Hey'adda IMF oo shaacisay guul-weyn oo DF Soomaaliya ay ka gaartay deyn cafinta

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

Muqdisho oo uu ka furmay shir cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda dhaqaalaha Dalka

July 28, 2026
0

Muqdisho – Magaalada Muqdisho waxaa goor dhow ka furmaya Shir Cilmiyeedka 4-aad ee Siyaasadda Dhaqaalaha Dalka, kaas oo uu soo...

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

DFS oo garab istaag u muujisay Boqortooyada Sacuudi Carabiya

July 28, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya | 28 Luulyo 2026 – Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa weerarradii diyaaradaha aan duuliyaha lahayn...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal ka fuliyay Deegaanka Sumadaale

July 28, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa saaka howlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay deegaanka Sumadaale ee degmada Cadale, gobolka Shabeellaha Dhexe,...

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

Diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug oo laga dareemayo Ceelguula

July 28, 2026
0

Ceelguula, Mudug – Magaalada Ceelguula ee gobolka Mudug ayaa laga dareemayaa diyaar-garowgii ugu dambeeyay ee doorashooyinka Galmudug, iyadoo maamulka iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In