Wasiiru-Dowlaha Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS oo shir muhiim ah uga qeyb galay dalka Zambia
Wasiiru-Dowladaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda xukuumadda federaalka Soomaaliya xildhibaan Maxamed Cabdiqaadir Dhucle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Livingstone ...
















