Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo kormeeray Bakhaar la dhigay gargaar ay Hay’addu gaarsiisay Garoowe
Guddoomiyaha Hey'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle iyo Wasiirka gargaarka Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdullaahi Cabdi Xirsi ayaa ...
















