Soomaaliya oo ku guuleysatay in hawadeeda loo dalacsiiyo heerka ugu sareeya qiimeynta duulimaadyada Caalamiga ah.
Maareeyaha hey’adda duulista rayidka ee Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Xasan oo wareysi siiyay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in hawada Soomaaliya ...
















