Wasiirka Kalluumeysiga XFS oo booqday magaalo xeebeedka Chioggia ee dalkan Talyaaniga
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aadan,ayaa booqday magaalo xeebeedka Chioggia ee ...
















