Wasiirka Shaqada XFS Oo La Kulmay Agaasimaha Guud Ee Ururka Shaqada Ee Jaamacadda Carabta
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , mudane Biixi Iimaan Cige iyo Wafdi u hoggaaminayo oo gelinkii hore ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , mudane Biixi Iimaan Cige iyo Wafdi u hoggaaminayo oo gelinkii hore ...
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaanno dhowr ah oo ay ...
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud, ayaa kulan la qaatay kooxdii fannaaniinta Danan si ...
Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aaden, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Per Erik oo ...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa xarunta Wasaaradda ee Magaalada Muqdisho ku qabtey shirka Madasha Qaran ee Beeraha ...
Xaruntaan oo laga hirgaliyay Magaalada Gaalkacyo Waxaa gacan way ka geeystay Hay’adda Qaramada Midoobay ee FAO isla markaana ay maalgaliyeen ...
Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Gobaleedka Koonfur Gobaleedka Soomaaliya gaar ahaan Waaxda Caafimaadka Qoyska iyo Adeegyada Bukaan Socodka, ayaa qabatay Munaasibada Xuska ...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaareyneysaa falkii arxan-darrada ahaa ee kooxda dhagarqabayaasha argigixisada Al-shabaab ...
Hoggaamiyaha Guud ee Ururka Xisbullah, Xasan Nasrallah, ayaa maanta oo Sabti ah sheegay in Gantaallada xisbigu ay ku wajahan yihiin ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda Arimaha Dibadda Maraykanka ee magaalada Washington, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho