Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Hobyo oo lagu soo dhaweeyay Degmadaasi
Odayaasha dhaqanka degmada Hobyo ayaa madasha soo dhaweenta maamulka ka hadlay iyagoona sheegay in ay hiil iyo hooba la garabtaagnaan ...
Odayaasha dhaqanka degmada Hobyo ayaa madasha soo dhaweenta maamulka ka hadlay iyagoona sheegay in ay hiil iyo hooba la garabtaagnaan ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ciidanka ...
Dagaal khasaare culus lagu gaarsiiyay Khawarijta Al-Shabaab ayaa maanta ka socda deegaan lagu magacaabo Inji oo hoos taga degmada Jalalaqsi ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda ...
Maxamed-deeq Cabdullaahi oo ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan degmada Xarardheere ...
Deyn cafinta Soomaaliya waxay soo martay heerar kala duwan iyo maraaxillo kala gedisan, waxaana Dowladda Soomaaliyeed xoog saartay sidii Ummadda ...
Dalka Turkiga, sagaal qof ayaa Talaadadi shalay nolol loogu tagay oo laga soo badbaadiyay burbur dhismo hoostiis, hal todobaad kaddib, ...
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane , Axmed Cabdi Kaariye oo ku sugan degmada Balanbal ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu ...
Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg, ayaa xaqiijiyay inay socdaan dadaallo lagu doonaya inTurkiga iyo Hungary lagu qanciyo sidiii ay ...
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Ahmed Hassan Aden iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho