Sunday, August 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

NATO oo ka walaacsan hannaanka ay Sweden iyo Finland ugu biirayaan Ururkooda

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
NATO oo ka walaacsan hannaanka ay Sweden iyo Finland ugu biirayaan Ururkooda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg, ayaa xaqiijiyay inay socdaan dadaallo lagu doonaya inTurkiga iyo Hungary lagu qanciyo sidiii ay u ansixiyeen lahayeen ku biiritaanka Sweden iyo Finland, ururka NATO, isagoo intaasi ku daray inay qorsheyeen in labadan dal ay si gooni gooni ah ugu biiraan Ururka.

Baarlamaanada 30-ka dowladood ee xubnaha ka ah isbaheysiga NATO, ayaa la rabaa in ay ansixiyaan xubinimada Finland iyo Sweden, ka hor inta aysan ku biirin isbaheysiga.

Related posts

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026
Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

August 16, 2026

Xoghayaha Guud ee NATO, ayaa ka hor kulanka dalalka NATO ee ka dhacaya Brussels, sheegay in ansixinta ku biiritaanka Finland iyo Sweden aysan ahayn arrinta ugu weyn ee looga hadlaya kulanka, balse loo baahanyahay in la dadajiyo ansixinta ka mid noqoshahooda Isbaheysiga.

Dhankeeda, Wasiirka arrimaha dibadda ee Jarmalka Annalina Baerbock, ayaa booqasho uu ku tagtay Stockholm Todobaadkii hore sheegtay in labada dal ay tahay in lagu daro isbahaysiga ka hor shirka NATO ee bisha July ka dhacaya caasimadda Lithuania ee Vilnius.

Dalalkan Sweden iyo Finland, ayaa horay u buuxiyay shuruudaha ku biiritaanka isbaheysiga, waxaana la qorsheynayay inay ka mid noqdaan NATO, ka hor shirwaynaha soo socda, balse waxaa taasi ka horyimid hoggaamiyaha Turkiga, oo kaa shanaya mas’uuliyiinta Hungary.

Previous Post

Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga X.F.S iyo wafti uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Rome

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay caleema saarka guddoonka cusub ee degmada Balanbal

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay caleema saarka guddoonka cusub ee degmada Balanbal

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay caleema saarka guddoonka cusub ee degmada Balanbal

Hay’adda NISA oo war kasoo saartay hawlgal ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Ciidanka NISA oo hawlgal ku dilay horjoogeyaal ka tirsanaa Khawaarijta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo 12-kii Agoosto 2026 ka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

Soomaaliya oo ka qayb gashay xuska maalinta Ururka Hay’adaha Hantidhowrka Wadamada Carabta

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hantidhowraha Guud ee JFS, Mudane Axmed Ciise Guutaale, ayaa ka qaybgalay munaasabadda xuska “50 Guurada” ka soo wareegtay markii...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Dhuusamareeb

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed oo laga hirgeliyey Dhuusamareeb

August 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Itoobiya.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Itoobiya.

August 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, JFS Mudane Cabdisalaam Cali, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Dimuqraadiga Itoobiya ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In