Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dhageystay Warbixin Ku Aadan Dhismaha Hay’adda Xisaabiyeyaasha Soomaaliyeed (SICPA)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Bare ...
















