Ra’iisul Wasaare Xamse oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardargelinta la dagaallanka fikirka xagjirka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta guddoomiyay shir looga hadlayo dardar galinta dagaalka ka dhanka ...















