Dalalka Shiinaha iyo Japan oo maanta kulan yeelanaya
Kulan maanta oo Arbaca ah dhexmaraya dalalka Shiinaha iyo Japan, ayaa looga hadlayaa arrimaha amniga labada dal, kulankan ayaa noqonaya ...
Kulan maanta oo Arbaca ah dhexmaraya dalalka Shiinaha iyo Japan, ayaa looga hadlayaa arrimaha amniga labada dal, kulankan ayaa noqonaya ...
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye guuto, Cabdikariin Cali Afrax ayaa hambalyo u diray ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u ku ...
Sacuudi Carabiya ayaa lacag dhan 1 Bilyan oo dollar dhigay bankiga dhexe ee Yeman ee fadhigiisu yahay magaalada Cadan, sida ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo deryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Dr, Cali Xaaji Aadam ayaa magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga kaga qeyb ...
Ciidamada Amniga ayaa soo afjaray weerar Koox Khawaarij ah ay ku qaadeen Guri ay ku sugnaayeen Dad Shacab ah oo ...
Wasiirka Amniga Gudaha ee dowlad Goboleedka Galmudug mudane Maxamed Cabdi Aadan Gaboobe oo muddooyinkan ku sugnaa furimaha hore ee dagaalka ...
Ku Simaha Guddoomiyaha Aqalka Sare ahna Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare Mudane Cali Shacbaan Ibraahim ayaa ka Tacsiyeeyay ...
In ka badan 80 ka tirsan Khawaarijta Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal Ciidanka Xoogga Dalka, Ciidanka Daraawiishta Galmudug, Geesiyaasha Deegaanka ...
Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Talaado ah taariikhduna ay ku beegan tahay ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho