Wasiirka Caafimaadka XFS oo shir uga qeybgalay Dalka Suudaan
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Soomaaliya Dr. Ali Xaajii Aadan oo maalmahan kujoogey dalka Suudaan booqasho Rasmi ah oo uga qeybgalay ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS Soomaaliya Dr. Ali Xaajii Aadan oo maalmahan kujoogey dalka Suudaan booqasho Rasmi ah oo uga qeybgalay ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Ahmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa la wadaagay shacabka iyo dowladda Galmudug munaasabadda sanadguurada sedexaad ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa aroornimadii hore ee saakay xukun dil toogasho ah ku fulisay Afar askari oo ka tirsnaa ...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), ayaa ku qaabilay xarunta dhexe ...
Labo ka mid ah dhallinyarada ay qaldeen Khawaarijta Al-Shabaab ayaa maanta isku soo dhiibay ciidanka xoogga dalka ee ku sugan ...
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo kormeeray Taliska Guud ee Ciidamada illaalada Badda iyo Beriga ee PMPF ayaa ...
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa aroornimadii hore ee saakay xukun dil toogasho ah ku fulisay afar ka mid ah askarta ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shir afar-geesood ah oo ay wada qaateen madaxda, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka golaha Wasiirada Koonfur Galbeed. Shirka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Guddiga Dhismaha Dekedda Garacad ee Gobolka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho