Madaxweynaha JFS “Qofka Soomaaliga ah illaahay ayaa kareemeeyey noloshiisa annaguna inaan karaamayno ayay naga mudan yihiin”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley bannaan baxa kacdoonka shacabka ayaa sheegay in calaadda la ...















