Guddoomiyaha degmadda Maxaas oo faahfaahin ka bixiyey Qaraxyo ka dhacay gudaha degmadda
Maleeshiyaadka khawaariijta arxanka darran ee Al-shabaab ayaa saaka Subaxnimadii hore laba qarax ku dhibaateeyey shacabka Degmadda Maxaas ee gobolka Hiiraan. ...
Maleeshiyaadka khawaariijta arxanka darran ee Al-shabaab ayaa saaka Subaxnimadii hore laba qarax ku dhibaateeyey shacabka Degmadda Maxaas ee gobolka Hiiraan. ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xasan Maxamed Bulaale, ayaa booqasho shaqo ...
Wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur oo casuumaad rasmi ah ka helay Dowladda Imaaraadka ...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Beenebeene, Kusimaha Agaasimaha Guud ahna Agaasimaha ...
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saagootin ah kula qaatay Madaxtooyada Qaranka Danjiraha Dowladda Itoobiya u ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamed Xasan Maxamed Bulale ayaa galabta booqasho ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Ciise Guure ayaa xafiiskiisa kula kulmay guddiga qaban-qaabada banbaxa Maamulka Gobolka oo ...
Gudoomiyaha Hay’adda maareeynta masiibooyinka Qaranka Maxamud Macallin Cabdulle ayaa la kulmay Gudoomiye kuxigeenka Hey’adda maareeynta Masiibooyinka Turkiga ee loo yaqaan ...
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Bulluuga ah ee XFS mudane Cali Ifiye Cali ayaa magaalada Nairobi ee dalka ...
Taliyayaasha Guud iyo Madaxda Ciiddamada dalalka xubnaha ka ah Isbahaysiga NATO ayaa la sheegay inay bishan January 18-da ilaa 19-da ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho