Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgaley Bannaan baxa kacdoonka shacabka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-galay Bannaan-baxa Kacdoonka Shacabka Muqdisho ee Dabar-goynta Khawaarijta. Dadweyne aad ...
















