Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Prof Jawaari: “Waxaan xukuumadda u gudbinay qorshe howleedka Baarlamaanka”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
12 years ago
in Wararka
0
DAAWO: Guddomiye Jawaari oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Xildhibaan Xaabsade
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gudoonka sare ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda Soomaaliya ay u gudbiyeen qorshe howleedka Baarlamaanka uu ku shaqeyn doono kalfadhiyada soo socda, si loo dar dar geliyo wada shaqeynta ka dhexeysa labada gole.

Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa hoosta ka xariiqay in xukuumadda ay kalhore u gudbiyeen qorshaha u degsan baarlamaanka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Xukuumadda waxaan u bandhignay habka u shaqeyn doono Baarlamaanka kalfadhiyada 6aad, 7aad iyo kan 8aad, ama shintiriska uu golaha ku shaqeyn doono,si aan isla jaan qaadi karno, waxyaabaha ay u baahanyihiin in lee meeriyo oo ay soo kala hor mariyaan kuwa ahmiyadda u leh, waqtiga haray ma badna, waqtiga wuu yaryahay, in loo xoojiyo wada shaqeynta labada gole,  in sidoo kale wadatashiga hay’adaha kale lala yeesho, sida culimaa’udiinka iyo qeybaha bulshada” ayuu yiri Prof Jawaari.

Afhayeenka Baarlamaanka ayaa xusay in tani ay tahay nidaam cusub oo ku saabsan in labada gole ay isla jaan qaadaan oo ay meesha ka baxdo is qab qabsi, isla markaana si wada jir ah loogu shaqeeyo danaha danta guud ee dalka.

Previous Post

Madaxweynaha: “Ha la iska kaashado la dagaallanka argagixisada Shabaab”

Next Post

Wasiirka Cadaaladda oo ka qeyb galay shir looga hadlayo ka hortagga argagixisada iyo burcad badeedda

Next Post
Wasiirka Cadaaladda oo ka qeyb galay shir looga hadlayo ka hortagga argagixisada iyo burcad badeedda

Wasiirka Cadaaladda oo ka qeyb galay shir looga hadlayo ka hortagga argagixisada iyo burcad badeedda

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In